abubakar mahamed

{{{ mr qurbaani }}

anigoo ah abubakar aad
nadarso sidii nal ahayn
midabkayga nuurayo
bishamahayga tootoosan
oowaligood la arkin oona
ladhuuqin maniyeysatidow
nimco iyo barwaaqo nafta
raaxadeeda aan ahay indhihii
nuurkood oo baxayan oo
nimco iyo barwaaqo u jeedan
naar kulul oo naxariis lahayn
ma usoo noqonayan wa maya
anigana naga xabiibtayda ahayn
nabad miyaa inaa irahdo nafta
aan ogolayn mana iina noqonayso
ee adigana niyadada yeysan galin
{{ qurbani }} in aad xiriir la yeyshato waxan ahay beer meeli
barwaaqiyo ku taal bini aadamkoo dhaman ee ku baahi baxayan…..

_____________________________________

waa qoraa sare oo lagu magacaawo abubakar mahamed (( ))
waa qoraagii soo saarey sheekadii abuubakar iyo xabiiba
sheekadaasi oo ay ku dhacdey qoraaga
waxaa uu ku noolyahay jaziirada malta
waxaadna ka heli kartaa

12 Responses

  1. sa va khidant se moi

  2. jacayl waa hadimo aan la,ahayn ilaa hada daawo loo helin

  3. aniga waxaan ahay gabaru nool wadanka usa waxaana isoo maray jacel xun wiilkaan jaclaa mashee shuu aaday magaranaayo ee wax yaalo badan oon idiin sheegirahaa lakin magaranaayo in massege kayga lahelay igusoo caliya hadii aad hashaan massage kaayga

  4. nasro waa la arkaa massegkaaga ma waxaad dooneysaa inuu ku ekaado admin-ka mise dadka oo dhan ay wada arkaan waa milkiilaha webka qalbijaceyl

  5. aniga waxan ahay gabadh ku nool wadankag somalinad waxan i helay jacayl waxna so maray xaalado badan oo an la so kobi karain wan ka helaaa mida kale meelaha laga hadlo jacaylka wayo waxna ahay qof u so maray jacayl aniga xaalkan gaadhay maha mid aan jidhkeeyga u jeexjeexo lakin waa xaal aan si kale u jeex jexay noloshayda aniga waxan jecelahy inan barto dad waxa a yaqaana jacaylka

  6. jaceelka ma ahan waxira waayo waa cadwga nolasha

  7. Jacaylku waa sheey cajiib xaqiiqdii cayaarna magalo
    lakiin dadka sanadaahndambe waxey kadhigteen cayaar iyo kaftan xaqiiqdii aniga wn Aminsanahay wana tageeraa wana taageridonaa insha allah wxn u sheegi lahaa wiilasha iyo gabdhah kunool aduunka dacaladiisa oo dhan in la joojiyo jacaylka beenta aan faa iidada lahayn waa iga digniin

  8. abayo farhiya fiska adiga waxaa tahaya gabdha galiiha oo dadga oo hesahaada lajecyla yahay marka waxaan guleyahay ayaan lugu cayiimine isastur

  9. ok anigo ah webka qorahiisa waxan dadweynaha usheegaya ninkii rabo in u naso gaarsiiyo wixii fikirkiisa ah ama ay asiga qiso ay ku dhacday wuxuu iila soo xiriir kara eimelkayga ah abubakar65@hotmail.com ama qurbaani2012@hotmail.com insha alaah aniga sida dhaqsiyaha badan kuso jawaabi doono wa hadi uu ilahay raalli ka noqdo

  10. waxaan layaabanayha waxaay sheegayan dhalin yaradan hadaba abigu waxaan ahay wiil dhalinyaro ah kuna noolo magalada labada ee dalka soomaliya ee hargaysa marka waxaan dhalay laba wiil horta anigu marka hore wiilshayda waxaan jeclaha xad dhaf lakiin hooyadoo ma jecli maxaay tasi ku dhacaday wali anigu waxaan sugaya jacalkan la sheegayo

  11. nasra uron mushtaaq samir runtii 3 diina fikirkiina maxumo sida aad sheegtayn jceylka wuxuu leeyahay xanuno badan adan kaso kasban karin inta ad dunida ku nooshhay waayo sida jaceylka dhabta ah lagu helo aad bay u adagtahay waxana usabab ah dhalinyarada samankaan dunida ku nool ayago fududeeyay jaceylka ee kadhigayn wax si fudud marna la heli karo taas micnaheda maahan

  12. Kasocoto= maxamed
    Kusocoto=sacaado
    wixi la bilaabaayo bisinkaa lagu bilaabaa, meel hadii la`iskugu imaadono salaantaa la`isku boobaa..anigoo warqadaan ku bilaabaayo bisinka( bisimilaah) kuna xijinaayo salaan( salamu alaikum).
    Marka hore iga hano salaan xambaarsan xubi iyo kalgaceel,tasoo katimiday naf ku jecel.

    Ilbaxsinada hadalkiyo daganaashada inanyahay,waa waxa dareenkiyo nafta damac giliye kaaga doortay geerka.
    Dugsi dhaxanta caliyo dawo iiga ii daran, adigo meel dheer iga jira halkan kaaga reemaa,
    Gacaliso waan ku jeclahay.
    Hadalkaaga,wacaniyo dulqaadka igo xishoodkaba waa wax laguugu deeqoo,daainkii ku uumaa sharaf kuu gu talagalay,aragtidaadana qalbiga kugu toogsada
    Caalamkuna wux uu raad shaa waxa quraate igu qiimo wayne iiy ahay dheeman kasoo buuro hoostooda laga soo dhex saaro ana bulsho dhex dooda ayaa kasoo dhex saartay iigoo noqtay nuurka indha hayga
    I LOVE YOU SACAADA
    WAANKU JECLAHAHAY XABIIBI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: