qurbaaniy iyo fartuun

abuubakar maxamed oo aad wada garaneysin oo ah sxbkiina hawada oona ah qoraa da’yer oona ka mid ah asxaabta webka nololcusub.tk iyo fartuun abukar ayaa arooskoodu ka dhacay xaafada b.kirkara ee jaziirada malta. Waxaa Ilaahay aanu uga baryaynaa in uu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela . Aaamiin Amiin, Amiin.

waxaa tahniyada diraayo dadka kala ah:

hooyo caasho cabdi kariim
aabe maxmed hasan
fadumo maxamed
maryam maxamed
ismaaciil maxamed
yasmiin maxamed
cumar maxamed
cabdulahi maxamed
fahad maxamed

iyo asxaabta nololcusub oo kala ah
tafatirah webka
c/casiis maxamed sh qalbijaceyl
abdalla adan maxamed
abdiasis mohamed adan
isxaaq c/rashiid mursal {gamuur}
jacfar jangow
ibraahim nuuriyey
adan salaad cali
adan sheekh barre
maxamuud maxamed ibraahim

c/risaq ,c/qaadir ,c/xakiim,
ahmed,li yasir,
c/wali,maxamed ,
xasan muqtaar,
qaalid, kalaweyne,
cabdullhi,cumar,
cabdi qadar,gaabshay,

aadan,abdullahi,
ahmed dheere,
baxeer,
billisa,henow,
cabdulqaadir,cabaas,
cadnaan,carab,
ceyni diin,
cabdiqaarir refuge,
dhagax tuur,farax,
garaad,habtom,
maciis,yuusuf,
xawashka,ibraahim,
ikraan,ifraax,
burtugaal,ismaaciil,
qadra,kef,
shukri,maxamed
sheeq,miskinow,
mustaf,m/dalabey,
nabila,nuur naxal,
saleman,cabdi waxid,
ismaaciil,xasan
sabiye,xusen,

10 Responses

  1. hambalyo ayaan ku leenahay qurbaaaaaaaaaaaani bro

  2. waan kuu hanbalyeynaaaaaaaaaa bro guul wacan ayaan ku leeeeyahay

  3. asc, waan idiin salaamay salaan sare markaa waxaan idiin leeyahay waxan aad sheegeysin waa maxay ninkaan haduu gabadhaa qabo asagaa ayeey u tala markaa maxa laga rabaa laakiin mid aaya jirto gabadhan wa laga yaaba ineey ayeey ysan qabin waayo dadkaan dhan malto waxay u joogaan waa qaxooti soomaha markaa angana been ha noo sheeginaa,…

  4. waxaan idiin leeyahay dadkaan hadiii ayeey is qaaba maxa laga rabaa iayad ayeey u tala soomaaha..

  5. soomali wakan hadi aan guursaday iyo hadi kale maxa ugu shaqa jiro mise shaqan la,aan aya heysa waba yaaban nahay hadi aan marwalba garabkooda taganahay in an uso saaro shekoyin ay waqtigooda ku lumiyan fikradna ay ka helan intaasi aya usameeya maxay iiga raba

  6. ha wllh qurbaani waa ku saxsantahay lakin seenbari soomalida ma ilbaxaan oo danta loo qawanaayo ma egaan wax aan quseenin ayee iska soo dhax galaan hadii ay caqli lahaan lahayeen wadankood ayee dhisan lahayeen meel ay isku dayayaan lama arkin somaali meshaa jooktaan ceeb baa u keenteen qurbaani waxaa ku leeyahay hanbalyo hanbalyo waxaa kugu duceenayaa will cano iyo gabar caano ee dadkaan warkood ka bax wax ay sheegaan ayee wayeen

  7. halom dear sis somali wax ay kala ogyihiin ilaahey abuurtey malahan gadaal ka gaarnimo u sheeeeeg oo kaliyah waan ku salaaaaaaaaaaaaaaamey duqda halom

  8. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war anaga yab aragnay hadi aan qaxooti nahay soomali meeli joogin oo qaxooti ku ahayn miya jirta dunida ee ku taal wa maya ama yurub joog ama aasiya joog ama afrika joog waxa marwalaba ku yeerayso magaca qaxootinimo nasteexo abaydiis waxan ku sheegayay adiga maxay kula tahay meesha aad joogto in aad degan ku tahay miya niyadada u sheegtay waxan umaleynaya in aad riyoonayso waxan ku dhihi lahay riyada ka kac abaydiis

  9. asc dhamaan waan idin salaamay salan kadib walaal layaal adinkaba soomali waad tihiin dalkiina hayasinina hadii aad joogtaan xita qorbo kk horaa looyiri dharaadan lahen dhaxan kaama celiyaa anaga qurba waan joognaa lakin dalkeena macayno ma af lagaa deyno ok mida kale soomaaliya ceeb uma taalo waayo gaajada ceeb maaahan acs gaar ahaan shaqaalaha nolol cusub.tk iyo walaalahey soomaalidaa qeerbadan

  10. Sxb hambaliyo hambaliyo sxb mcn waxaa kaa codsanaa curudkaada hadii oo wiil noqday c/raxiim ubixi tnx

Leave a comment