Warqada 1aad

KA: NAF WAX JECEL
KU: NAF LA JECEL YAHAY
nuuurki nolosheeedooow waaan ku salaamay salaan ka so go’day kashka iyo laabta, salaantaasoo ka macaan malabka shinida kana udgooon barafuunka bakhuuurka salaantaaso aan ku so marinaayo hawada inoo dhaxeeeso………………

dawadii nafteedow dadka kaaan ka dooortow soo ina aan ku sheego sidi eey nafteydu kuu tabeeeyso warqad iyo qalin uma qaadan marki aan bilaabay anigu dhan xaadu ima istaagin dheemankii naftooodow dharaaar iyo habeenba dhambaaaladii jaceylkaaaa dheef kaaga dhigayaa dhankaa iga xigtaaa aan ku so dhadhabayaaaa.

Warqada 2aad

Ka : La jecleey ( gacalisadii mustaqbalkaada)
Ku : Jaceloow ( Macaanahii nolosheyda)
Macaanoow iga gudoon salaan,aan maaxanaayey maalmo badan, murti iyo macno wayn xambaarsan,malo awaal ka dheeroo manafacaad wada. Aboowow macaanoow,hadaan kaaga waramo xaalkeeyga guud, maskaxdayda ma joogtoo,Wabi baa makhuurtoo ma nooli,Caashaq baa i mudoo maan ma haayo, maskaxda iyo maankayga adigaa ka muuqda,maalintaan ku waayana waan malganahay.
Run ahaantii aboowow, jaceylkaan aan kuu qabo ma ahan mid igu dhashay markaan aqriyay warqadada qimaha iyo qaayaha ku saleesneed ee waa mid aan baryo badan la wareersanaa, oo daawadiisa si aan u helo falkiisa ku jiray.Waxaa ii cuntami weysay in aan ku imaado kugu dhaho :
dhaayaha u roonoow
ku dhaadanaayaay
dhaxantiyo dabaylaha
kaan ka dhigsanayaan
laba dhimasho mooyee
iskuu dhaafin nololoo
waxaanahay is dhawrtoo
rabi kala dhantaaline
hayeeshee dhib hawliyo
dhakafaar adduunyiyo
ina kala dhexyaaloo
soo dhoofi waayee
dhulku kala fogaayoo
ATL NA dheeraa
ayaan dhixin habeenoo
dhakhso iigu kaa sima
jacaylkeenu hadmuu
ubad dhalaa

Laakiin hada waxaan hubaa in qalbigeega qeybtiisa kale ii difaacantahayoow oo aan isku si u wada shaqeyneeno
been laguma dhaartee
dhan loo dayaba wiilyahoow
jacaly iga dhab weeyee..

dhaqan kaama luminoo
dhismahaa ma liicine
waqti kuma dhirbaaxine
sidii aad u dhalatay
dheehii u leeyiin
wali dhabanadaaduye
anna waxa ii dhaawacay
dhaayaha u roonoow
dhoola ka qosolkaagee

Gacaliye waxaan kuu sheegayaaa in intaa ii heeso kabadan in ee agteyda ku yaalaan ,taasna waxaan jeclahay in aad ka aqrisan karto qoraaladii aan kor ku soo sheegay.Waxaan warqadaan ku soo xeraayaa, duco , ducadaasoow ku saleesan mahadnaqa ilaahay..sababtoo ah qalbiyooow, waxaanu nahay laba qalbi oo isku si wax u wada dareemay saas ee tahay awooday inee soo bandhigtaanoow ku heshiiyay in ee meel wax wada saaraan, taasna waxaa inoo suurto galiyay rabigeena…ilaahay waxaa inooga baryaa in aa noqono labii isku wartoo, ilmo baariya kala hela, aaqiro iyo aduunyaba farxad ku wada noolaadoo,laba dadka ka kala maseeraanoow, lagu wada sheekesto jaceylkoodana dhamaaninoo ,noqdaa kuwiii liibanaa ayaan ilaah inooga baryaayaa..AMIIN AMIIN YA RABi…

Love yaw id all my heart macaanooow,
MUUUUUUUUUUAH (K) ( intaas dambe shumis waaye )

Waqada 3 aad

Ka: me
KU: ayada..
Abaayo marka hore iga gudoon salaan kasoo goday kashka iyo laabta quraanka kariimka cadadiisa…abaayo ayaamahaan runtii aniga dhan waa is fahmi la ahay markaa qubeesanaayo ada aii muuqda, markaa qadeenaayo adigaa raashiinka iiga muuqda abaayo saaxiibadeey ayaan weediyaya waxaan dhahay sidaas ayaa i haasato maxaa u maleesiin intahay…saaxiibadeey waxay dheheen jeceel waaye marka abayao waaku jeclahay..abaayo jaceelkeega wax igala qabo plz warqadaan hadaa heshid si deg deg uga soo jabaab….
by qof ku jecel….

sidaas aan warqada u qoray noo….LOL ayadana jabaabta warqadaas gadaasheed lee iiguy so oqortay….marka adiga hadii aad qarqad jeceel qof u qori leheed sidee u qori leheed hada mahan waqtigaas oo aan sidaas lo il baxsaneen

Warqada 4aad

hi heblaayo abayo macan dhabtii waxad tahay nolal dacad ah oo qof ki helaa u elay lul ka dunida uu qali san lakiin waxan ku ducay sanaya inan luul kas an noqdo kii nolasha xalasha ah lawadagi laha ayan ku du cay sanaya abayo macan ad ban ugu farax sanahay madama annoqday jacayl kaga dhabta ah wana ku farax sanahay madama ad adiguna i jeceshahay macanay waxana ku rajay naya nolol aya tiin badan byee

Warqada 5aad

Ka: Kuusane
Ku: kuntuwaarey..
wixi la bilaabaayo bisinkaa lagu bilaabaa, meel hadii la`iskugu imaadono salaantaa la`isku boobaa..anigoo warqadaan ku bilaabaayo bisinka( bisimilaah) kuna xijinaayo salaan( salamu alaikum)..kuuna diidaayo wareer, ayaan warka soo gaabinaa, ileen hadal badan haan ma buuxshee.

Kuntuwaareyeey- waa la socdaa in aadan doctor aheen, balse wali cilado fara badan oo aan ayaantaan isku arki ayaan rabaa in aa kuu sheegto, sababta aan adi kuula soo doontayna waxay tahay aaminsanaan aan aaminsanahay in aad adi igu dhalisay waxaan. warka anigoo kugu daalinin..walaaley hadii aad wax yar iga maqnaanto waa ku xiisaa, erayo fara badan na waan isku aadistaa, anigoo is leh markaa aragto u sheeg, balse markaa ku arko wadnahaa i garaacmo, erayadina way igu mirqaan, oo afkaa juuqda gabo. walaaley burukiito ilaa buuf xanuun kuli waa igu dhaceen, balse waxaan hada i heesto waligey ma igu dhicin…shalay mar aan film hindi fiirsanaayay na atoorahoo ajay la yiraah, waxa ani i haysto uu sheeganaayay..kadibna wuxuu dhahay waa jaceel qofti ayuuna waraaqad u qoray.

ani hada iska bareejees aa ku jiraa..ajay oo gaal xun ah haduu warqad qoray ani maxaa ii diidaayo..marka walaaley gaashi xumeed oo kajol la dhahaayay ajay way aqbashee i aqbal yaah….ileen gaashaas makaa fiicnee mana kaa reer magaalsano.

anigoo koobaayo warka, i luv ya like ajay loves kajol!!!!!!

From: ajay iska bareejeeye
To: tu kaajol in ay iska bareejayso la rabo

Warqada 6 aad

salan dirano wacan

misna dabacsan o sare

oo diintii ilaahay iyo

dacadii kularan tahay

ayaan duciyo saman iyo

wanag kugu soodiray

erayo aan dunub iyo

ka ilal shay dilqaaf

misna an kadabacay

dare mayasha qalbiga iyo

labta dacaladediyo

daw gii ugu habonaa

ayaan kudiyarshoo

runtii inaad ideeqdan

daha kaga qadoo

dadwaynaha inan usheegan

hatan donaya durba gacaliso

danta ma is ku racnaa

waxan ku gu salamaya salanta is lam ka gacaliso A/SC .WR .WBR
walal hadan kaga waramo naftayda ilahay mahadii ad ayay u wacan tahay an ka ahayn maqnan shaha ay dareen tay maqnaan shahaas oo xagaga ah macanay ad ayan ku gu xisay dhabtii mar kii ad iga fogatay ayan dareemay jacayl ka dhabta ah in uu ad u xanuun kulul yahay macanay balse waxan ku dhihi laha is ka yaree ICE CREEM KA OK BYEE kkkkkkkkkkkkkkkkk i wish gd lucky baby

Warqada 7 aad

To:Gacalka
From:Gacaliso
Gacalka waan kusalame salantas kaso ogde kasha iyo labta…
abowe macan waxa aya rabe ina kushegto balse adiga busy le tahay..so hada aya waraqdan jacel kugu shegana..abowe macan malante o gurigena an isku baranenin…uma malenenin ina jacel kuqadayo balse marka an friends nuqune o an is dhaxgalne aya ogade ina tahay wiilka o nolasha ula qebsan lahay…
marka ad magalo kale ad ade aya ogade jacelka dhabta ah…markas waxa an samane jirne aya u xise…qoslke,,,farhade an isku qabne,,deshe an ciyarne jirne,,,
marka indha an firiyo aya jacelka igu so korda..waxana kasi jeclahay…ina si dhaqse ah ad igu solawatit..sida an uso ceshan lahene waxe hore..abowe macan waan ogahay waxa dhahe jirte jacel ima karayo balse hada adiga jacel kugu buqbuqe waan kujeda..
hada inkasto ad iga baqan tahay..qofka kalito an kafikiro an kaharsan waye haben iyo malen,, kajoge waye,,,an kasexan waye, an ka cuntene waye ..waxas daan jacel an adiga kuqabo waye..war an kahelo walalka….

i love u to death macanka…and i will always will No matter what u did..i will move on my life but my heart will be always on ur side….sweet_kisssweet_kiss

hey yo dont be laughting at my later cuz i never wrote a later to a guy..so i give my best shot..byebye

Warqada 8 aad

TO: Gabasha sanadka
From: luckyman
Marka hore salaan guud, lagu dheehay samiriyo, Suuradaha Qur’aankiyo, Sadarada Ilaahiyo, oon lala simmaa jirin, yaan kuu sidaayee, samo iiga guddoon, marka xiga sidaan ahay, sifafaalaheygiyo, sarta aan ka jeexoo, sii deeyo faraskee, saxan-saxo udgoonoo, saadirkey I siiyey baan halamsanayaa.Gacaliso, salaan kaddib, haddii aan kaaga waramo xaaladdeyda caafimaad, waxaan tebayo oo uurkeyga ka maqan waa adiga ooqura, haddaan adiga ku haystana naftu way damaashaadee, ee gacaloy diyaar ii ahow aan wada riyaaqnoon, guri wada yagleelnee.Gacaliso, waxaan mar walba daneynayaa inaan dhinacaaga joogo, naftu waxay jeclaataa inaad garabkeyga joogtid, waxaanan rajeynayaa in aad sideyda oo kale adigana xaggaaga ka adkeyn doontid xiriirkeena,Gacaliso, waxaan door bidayaa in aan ku imaado oo aan ku soo booqdo, maxaa yeelay haddii aan ku waayo noloshu waa macnaawi oo ceysh iyo cabitaan midna iima dhadhamayaan, sidaas darteed, tixdan geeraarka ah bal dhaayahaaga la raac oo sadar sadar u aqri:-Dheemantii Hablahaay, Dhacdadan iga dhegeyso,Gelin dhexe habeenkii, Dhaayuhu xasuus bay,Dhinacyadu jaleecaan, Dheguhuna codkaagay,Intaasay dhaafi waayeen, Dhumuc baa I saaranee,Inta aanan dheeliyin, Dhakafaarku igu kordhin,Dhuubooy dhax yarey, Dhinacaaga ila qabo::))

Warqada 9aad
Haddaad shalay saakay moodo, Saadambana berrito u malayso, ku sire gacalkaada moodo.
=Sideedaba garashadaadu, inay soof daran habowday, war miyuu kugu seegan yahay?.

=Jacaylkii aan kula sugaayay, Salaaddii Ina xaggaa, Sagaal rakcadood tukaday, sideedoo kale miyaa?.

=Malaha samir baa ka roon suddan…!!!.

=Labada isa suran sal iyo baar, sagsaag midi yahay sidaadaa, kan kale saafi yahay sideydaa.

=Su’aasha dhex taal sidoodaba, dambigaa bal mid saar sidoodaba.

=Jacaylkii aan kula sugaayay, Salaaddii Ina xaggaa, Sagaal rakcadood tukaday, sideedoo kale miyaa?.

Warqada 10 aad
ku: Lajeceloooow
ka:wax jecel
macaanka iga hanti salaan walaaltinimo, mid dhalinyarinimo, iyo mid Kal gacalnimo,
salaantaasoo darajadeedu sareeyso sidii saxan malab ka buuxo, oo sadriga ka timid, saluug lahayn, saxansaxadana ka udgoon baan kuugu simay,
Gacalka salaantaas waxaan kuusoo marinayey hawadda sare, qalbi jilcan iyo niyad saafi kuu ah.
naf aan seexanayn, madax kugu maqan, caqli kugu sahwiyee iyo indho jecel iney ku eegtaan ayaan kuu sidaa, ee iga gudoon…Caashaqa ha guul guulin.Ha udiidin gogoshiisa. ee wanaagooooow ma isoo dhaweysatid…

Warqada 11 aad
Ku: qalbigayga nuur kiisa IDIL
iga gudoon salaan loo hago mida loo hanweyn yahay una horeysa hablaha maanta dunida jooga, habsami & wanaag, heybad & asluub, hanaan & qurux, hamuun & kalgacal middii aan u hayay, hubaashii waxaad tahay inan tusalaaha ku haboon, hareerta kale ka eeg, heerka sixadeyda waa hagaag, adigana sidaa iyo si ka haboon ayaan had & jeer rabbi kaaga baryayaa , salaan kadib honey marna ha u maleyn in, inta aad iga maqan tahay in aan moogahay xusuustaada, markaan ku garwaaqsadana waa damqashadii & halkeedii, qalbigeyguna waa qalbigii dunida oo idil kaa yaqiinay, waa qalbigeygii gacan saarka uusan igala tashan kula lahaa, waa qalbigeygii aad wax walba u aheyd,waa qalbigii had iyo jeer xiliga uu kuu xiiso aad xubnihisa ku saaqi jirtay waa qalbigii mar kasto oow niyada kugu qabto ku la kulmi jiray asiga oo wax kasto iyo hurdo kasto ka hor marinaayo kulan kaaga iyo balan kaaga ,IDIL gacaliso waxaan ku Jeclaaday, Jaceyl

Warqada 12 aad
waxan bisin ka loqaban
barqad yelan mayan
yan ka boodin furehee
bismilahi wa kow
salan baxad waynoo
booga an kasoo jaray
aan kugu badbadshee
bilanay manabadbaa

waxaa idiin diyaariyey
c/casiis maxamed sheekh axmed qalbijaceyl

36 Responses

  1. fadlan waxaad iisoo dirtaan wixii jacayl kusaabsan oo muhiim ah

  2. jaceeylka waa wax jiro laakiin waxa ka horeeya marka hore horta mustaqbal gaar wax baro naftaada wax ku tar kadib labadaada waalid wixii ka dambeeya nafta ayada ayaaba ku dhahaysa jaceeyl sameey

  3. kala wacan salaamuhu tani waa mid sare oo idin kaga timid sxb sare oo samaantiina jecel sxbayaal dhamaan howl wadeenada webkan waan idin salaamaya marka hore marka labaadna waa idiin mahad celinaa sida wacan ee aad noogu faa,iideeysaan sheekooyinka jaceeylka inuu fikirkayga waa inaad sii wadaan howshaan ok thanks

  4. saaxiibayaal jaceeyla dhabta ah waa in la is aamino oo la isku kalsoonaado laakiin haduu qalad dhaco maahan in laka tago waayo naag waxaa wax ka dhalo ninkii u samraa

    • walal waan kugu racsanahay fikirkada wanaagsan runtiina nin aan dulqad lahayn nagtisa mahanto reerkisuna mawaro dhanbina waa waxlobahanyahay in ay labada lamane ay qofi lahato dulqad iyo samir maxayelay horey ayaa loyiri sabraye ayaa sad hela marke waxaa loga bahan yahay in uu samir mujiyo asigoo udanaynaya reerkisa iyo ayahadanbe

  5. to: qoraha moduuuca jacaylka> iyo aqyaarta kale

    walaal… nin wax jecel calaamada loogu bahanya maxa waye…

    mida kale nin aan ku tabayn ilaa adiga wacdo, aan ku dhahayn aan is aragno ilaa aad adiga dhahdo miyyuu ku jecel yahay…

    balse, kugu oronayo ” I love you” ur my life …iyo wax yale kale o badan ,, aan marna ehelkada donayn inuu barto,,

    • ilwaad ninka kujecel calaamadiisu way badan tahay ee waxaa sameesaa shib ka dheh is adkeey mudo inu kuso doono fiiri at least 45 days then hadii weli uu kuso raadin ….. iska fahan hadu kuso raadsho neh waa calaamada rabtay inaa ogaato
      thnx

  6. Jacel qof’aan arkin kama jawaabi karo

  7. waxa rabaa gabar si aad aan u jeclaado waxaa ahay wiil joogo muqdisho waa jjiraa 18 sano jir

  8. asc waxan joogah swedan waxan leeyahay aad bad ugu mahad santhiin sida ad oga hadasheen jecelka

  9. asc waxaan joogaah UK waxan idku hambalyeenayaa sida aad uga hadasheen gacaylka

  10. asc aqyaarta waad salaamatihiin anoo jooga dalka canada wallee caadi mahan webkan waan u xiisay

  11. salaam aqyaarta kuli: naagta ugu geesisan waa tan nin hor istaagta tiraahda waan ku jeclahay inta badan dumarka waan ku jeclahay afkooda kama so baxdo waa laga dareemaa uun keliya teeda kale wa iga waano rag iyo dumar jaceylkiinu yuu noqon maado iyo qof si aad ahna ha ujeclaan nici doontida ma ogidee

  12. asc ,bacda salaan waxaad aad iyo aad igu mahad noqayaa aqyaarta isku so daba riday webkan mashallah waxaan idin leyahay waad mahad santihin ruun ahaanti aniga waan kahelay webka iyo ereyada jaceylka ,,,

  13. sxb ama aqyaarta waxa aan lee yahay in ay siii wataan arimahaan uu kale hadawa waxa an kamid ahay aqyaarta qadirisa sidaas uu kale

  14. waxan u hambalyeynayaa dhamaan aqiyarta sxbaday ah oo runtii noo soo diyario warqadaha aan xiseeyo

  15. WALALYAL DHAMAAN AKHYAR GABDHO IYO WILAL WAAD SALAAMANTIHIIN ASC DHMAAN AKHYAARTA WABKAN WAA DHALIN YARO AAD U WANAAGSAN RUNTIINA SIIWADA SHEEKOYINKN JACAYLKA AH DHALINTA KALENA WAXAAN LEEYAHAY KA FAA IDAYSTA WAAD MAHADSANTIHIIN DHMN

  16. waan idin salamay waxan idin ka cudsana in an waaraqad ad umacan ad igu cawisan oo ninkega an uqooro. mahad saniidin.,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,…………..?

  17. jacel waa nolaash aduun kaaoo
    dhaan

  18. waaaaaaaaaaaaw warqado aan caadi aheeni ayaa so qorteen waan ka helay waraaqahaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • asc dhaman dhalayarad no so qoray ereyad jacelka aad ayad ugu mahdsantihiin madama aad ka hadashen arimaha jaelka intas kadib waxa iga su aal ah lawada lamano is jecel maxay isku wayaan taaas ayaa su aal iga ah

  19. Aniga waxa ahay jacel barad waxa ka mid ah dhalinta hada soo goreeso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    jacelkana waan tageersanahay waan ogahay inu jiro jacel waan idinku hanbalyeenayaa warqadahaa dadka so qoray waad mahadsantihin qorayaasha kkkkkkkkkk jacel waa jiraa kkkkkkkk may ma jiro jacel kkkkkkkkkk
    caruur ayaa ahay marka waxa lee iska qorayaa may waxa lee sharxayaa ha awaa si daas arintaa kkkkkkkk may caruur ma ihi qof weyn aaya ahay waa ruunteeda kkkkkkkkkk may caruur ma ihi qof weyn ma ihi dhalinyaro ayaa ahay kkkkkkkkkkkkkkkkk asc dhamaantiin bye bye bye

  20. run ahaantii waan idiin mahad celin marka hore dhamaan hool wadeenada webkoo idil mahad celin kadib waxaan idiinku soo dhaweynayaa geeraar macaan oo ka soo maaaxatay maskaxdeyda waa kan jaceyl xaragadiiisiyo xiishiisu waxey tahay adigoo daldheer jiraa qofkuu damac kaa galaa diyaarad u raaco dantaada u sheektoo usna yahay qof kaa adaran dawacsinida hadalkiyo daacad lagu maneystaa ee Alla yaa la duulloo rako dacladeeda duud hooyo la dagaa geeraarkaa waa mid aniga igu horeeyo marka waxaan ka codsan in aysan qofne iga isticmaalin

  21. aniga waxaan ahay jacayl barad ilaa hadana waan layaabanahayndadkan waxa aay sheegaayiin mana umaleynayo wax jiro inay tahay n;laakiin waan iska aamini

  22. Jacaylku Haduu Qof Yahay Qudhaan Jari Lahaa!! AGREE 100% 🙂

  23. haye cadai mahan sheekadaan jeceyl waa sheeko layaab leh masha alah qorashaasha shekadaan waan idiin hambalyeeynaa

  24. asc salaan kadib maga ceyga waa dalmar waxaana joogaa U .S .A waxaan salaamayaa salaan sharaf leh on waliba u mahad celinayaa aqyaarta is ku soo daba riday webkan waayo web kan wuxuu wax tar u lee yahay dhamaan dhalinta soomaaliyeed aniga ahaan teydana hadii aan ka hadlo ra yi gayga aad ayaan oga helay waadna mahad san tihiin thnx

  25. asc salaan kadib waxaan jooga U .S .A waxaa jiray wiil aan saxiibo aheyn ayaa waxa uu saxiib la ahaan jiray gabar la yiraahdo muntaaz hal mel ayaana wada jogi jirney wiilka aan saxiiba ha nahay waxaa dhac day malin mal maha ka mid ah in la i baro gabadhii du maa shiday aheyd marki aan is baranay 3 bari ka dib waxaa sa far galay saxiib kay ka dib marki uu baxay waxaa dhac day in ay i tirahdo ga badhii du mashiday aheyd iigu i mow gurigayga caaw 8;30 waxbo oma arag waxaan ku jawaabay waa yahay dumaashi wan kuu imanayaa kadib marki lagaaray waq tigii ayaan u tagay aniga oo farax san kadib marki aan isi salaan nay kadib ayaa waxey igu tiri ka waran ku lan keena caawa sideed u aragtaa waxaan ku jawaabay wanag ayaan u arkaa waxay igu tiri walal arinta aan kuu sheegi doono in ay layaab kula noqoto laakin ag tayda ay ka tahay mus taqbalki nolo sheyda aniga aad ayaan ola yaabay arintaas waxa aan ku iri soo daa hadi ay mac quul tahay in aan wax kaaga qaban karo aan arkee waxay igu tiri wax kale ma ahan adiga ayaan kaa helay oon ku jec lahay waa intaas walal marki ay intas tiri aad ayaan u naxay fa dhigina waan ka is taagay kadib waxaan ku iri wala dsu maashiday ayaa tahay ee iga xishoo markas ayey igu jawabtay walal jaceyl xishood ma yaqaano anigana waan ku jec lahay ee wax ii qabo macquul ma ahan inta aan ku iri ayaan baxay inta aan wadada soc day ayaan mudo bada kaligay is la had layey waxa aan is wey dii yay maxay ka wadaa arintan dumaa shidaa marka ayada aheyd mas kax deyda jawab sax ah wey isiin weyday sidaa darteed waxaan jec leys tay in aan u soo gudbiyo arin tan weeb ka qalbi jacel ma quustaa marka cid walbo ra yi heysa ha iigu soo gud biso ci waan kayga oo ah omari210@hot.com ma had sanidiin

  26. gggggggggggggggggggggggg

  27. jaceelka waa sheey kamid ah nolasha bili aadam ka waana wax jira

  28. ascwrb cadi mahan waaba kahelay erayadaa idilay kuwaan jaceel waa dhameyeen hadiiba sas leesku dhaco waaba leesku suxaakkkkkkkkkkkkkkk

  29. asc ,bacda salaan waxaad aad iyo aad igu mahad noqayaa aqyaarta isku so daba riday webkan mashallah waxaan idin leyahay waad mahad santihin dhamantin waa sheeko cajiba ah wlhi

  30. hanbalyo mash alaah
    waa sheeko jaceel oo qatar ah
    waad ku mahadsantihiin

  31. asc waax jacayl la idhahdoo maba jiro ee bees waxaa jira wax la idhahoo calaf

  32. asc waxa salamay dhamman dhallinta jaceyl hor marka jaceylka haddii aan ka gudbo salaamta waxa aan doonay in aan ka hadlo in yar arrimaha jaceyl hada socda waxa an jaceyl lahy in aan fikrkayga ka dhiibto waayo wxa xiiseyaa arrimaha jaceyl ka waana ka danbeeya waayo aniga ayaa u isaameyey aniga oo ah arday ,,,,,{ aniga dhallinta soo korayo oo ku jiray xilliga xasaasiga qoftii xariif waa uu garanay waxa la kulmiy aniga 17 jir ah wxa isku dhacnay inan aan isku class nahnay ayaa isdagaal na dhx maray waxa igu tiri waayo dilaya cml aniga waa iska qoslay waxa ku iri aniga maaba idilaysaa sis cml haa kkkk wxa isku galnay safaleti ku jiray qaanadeeda waayo caruur yar ,,yar ayaa ku ciyaanayen ayaa la igu soo turay aniga waa qabty marka ay soo gashy ayaa waxa ku iri hoo waa iga qaadaty 30 daqiiqo ka bacdi ayaa igu soo turty waxa ku iri maxa dhacy waayo wxa loo soo sheegay in uu u heysto in aad adiga ledahy cml ka bacdi xiso ayaa ku jirnay waxa ku jiry macallinka maths ka wxa la yaabay waxa class ka dhacyo waxa iigu jiri waxa ka sameysay waxa ku dhahay waxna hadal ayaa idiinku daliyey natiijada ka dhalaty waa jaceyl daran aan u qaaday inantii waxa go,aan ku gaaray in aan u sheegto waxa socono waxa na kala kaxeeyeey dagaalkii ka dhacy muqdisho waxa la dhihi jiray yaasmiin waxa iskula noolan jirnay boondheere lknse hada waxa ku noolahy aniga kenya iidana ma garanayo meesha ay ku noooshahy hada in ay dhimaty iyo inkle ilaa hada kama go,in qalbigeyga waxana ka soo wareegtay 5 year jaceyl ka waa wax hallis ku ah qalbiga bani,,aadamka waxa laga yaaba in uu ka saari waayo waxa gacan iga siin jiray sxbkeyga qali igu eh maxamed oo ku magac dheer qoslaaye sxb sare iyo cabaas dheere oo ah sxbkaga qaalia aniga oo ah c/rahmaan maxamed cumar oo ku magac dheer raaxeeye waxa inta ka salamy sxbkeyga munssar maxamed ciise oo ku sugan muqdisho gaar ahaan boondheere byyyy}…………..ok nice to met you if allh say…………}waxa hawda ku soo marinay tuducdaan ku saabsan jaceyl igu fogaaday Sahal ma ahan caashaqu
    Mar hadduu ku saaqo
    Wadnahaana surnaado
    Suuradaada wacan baa
    Saqda dhexe habeenkii
    Sahwi baan dareemaa
    Siduu ii saaqay daranaa
    Sida aan u surnaa
    Saqdi dhexe habeenkii
    Barbarkaan u jiifsado
    Baryo ka soo kici maayo
    Bogga iyo calooshiyo
    Beerkaa la iiga badan yahay
    Bartaada hadaan arko
    Bisha afar iyo tobnaad baa
    Ber walba ku moodaa
    Bilicdaada wacan baa
    Bartamaha habeenkii
    Bilicsami u eegaa 143…

Leave a reply to mahad cumar bahdoon Cancel reply